|
The ONLF is a grassroots social and political movement founded in 1984 by the Somali people of Ogaden who could no longer bear the atrocities committed against them by successive Ethiopian regimes. Today, the ONLF as both an advocate for and defender of the people is dedicated to
restoring the rights of Somalis in Ogaden
to self-determination, peace, development and democracy |
BBC World service
BBC Network Africa
BBC FocusOnAfrica
CNN World
AL JAZEERA
DEUTSCHE WELLE
OGADEN ONLINE
ORAMIA
ONLINE
SIDAMA CONCERN
|
|
Bayaan ku saabsan xubno JWXO ah oo Maamulka
Puntland u dhiibay gumaysiga Itoobiya
25 April 2008
Jabhadda Waddniga Xoreynta Ogaadeenya JWXO waxay si wayn u canbaaraynaysaa
falkii cadowtinimada ahaa ee loo gaystay labo xubnood oo ka tirsan Golaha
Dhexe ee JWXO oo laga afduubay magaalada Garowe markii ay taariikhdu ahayd
22 April 2008, isla markaana lagu wareejiyay ciidammada gumaysiga Itoobiya.
Labadan xubnood waxaa Hutel Global oo ku yaalla magaalada Garowe ka afduubay
ciidammada Maamulka Puntland, ka dibna waxay ku qaadeen Baabuurka Gaarka ah
ee wasiirka Maaliyada ee Puntland Maxamed Cali
Yuusuf (Gaagaab), kaasoo lagu geeyay xadka Ogaadeenya iyo Soomaaliya,
halkaasoo ay ku sugayeen ciidammo Itoobiyaan ah.
Xubnahani kuma aanay jirin arrimo wax u dhimi kara ammaanka Maamulka
Puntland, siyaasada JWXO-na ma aha in wax daanno ah loo gaysto dalalka iyo
dadyowga dariska la ah Ogaadeenya, halganka ay hormuudka ka tahayna wuxuu ku
jeedaa gumaysiga Itoobiya oo kaliya. Labadan xubnood ee cadowga Itoobiya loo
dhiibayna waxay Garowe u tegeen arrimo la xidhiidha muwaadin Ogaadeenya u
dhashay oo dhawaan si waxshinimo ah loogu
dilay xabsi halkaas ku yaalla iyo booqasho dad ehel ah oo Puntland ka joogay.
Tallaabadan uu Maamulka Puntland kula kacay labadan xubnood ee JWXO waxay si
cad uga soo horjeedaa Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaallanka
Jidhdilka iyo Falalka kalee Cadowtinimada iyo Bani’aadamnimada Xumada ah,
sababtoo ah labadan xubnood waxaa iska cad inay halis u yihiin in la dilo
ama jidhdil iyo dhibaatooyin kale loo gaysto.
Tallaabadani ma aanay xeerinin Walaalnimada iyo Islaanimada ay wadaagaan
labada dadwayne ee Ogaadeenya iyo Puntland, Ma aanay xeerinin darisnimada
iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee dhaqan iyo dhaqaalee ka dhexeeya labadan
dadwayne, Ma aanay xeerinin dhaqanka Soomaaliyeed ee diida in dhibaato
loo gaysto cid aan cadow kugu ahayn oo gurigaaga kugu soo martiday iyo
waliba xeerarka ilaalinta xuquuqda aadanaha, Mana aanay xeerinin guud
ahaanba danaha labada dadwayne, waxayna si cad ugu adeegaysaa gumaysiga
Itoobiya oo cadow u ah labada dadwayne ee Ogaadeenya iyo Puntland.
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya waxay u aragtaa falkani inuu yahay
dagaal gardarro ah oo Maamulka Puntland ku qaaday dadwaynaha Ogaadeenya,
isla markaana ay dadwaynaha Ogaadeenya xaq u leeyihiin inay
iska difaacaan dagaalkaas gardarrada ah ee lagu soo qaaday, waxayna aaminsan
tahay in dhibaato kasta oo falkan ka dhalata ay masuul ka yihiin Maamulka
Puntland.
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO-ONLF)
|
|
|
| |
| |
|
Radio Xoriyo |
|
BBC Somali |
|
11:00 GMT |
|
13:00 GMT |
|
18:00 GMT |
| |
|
VOA
Somali |
|
16 GMT (7 PM ) |
|
17 GMT (8 PM) |
|
Barnaamijkii Radio Xoriyo iyo Wararka Ogadeniya |
|
Jaaliyada Ogadenia ee Minnesota oo
qabatey shir ay ku sagootinaysay Madaxda JWXO. |
| |
| Halkan Riix
Radio
Xoriyo
>>
Aroornimadii sabtida ahayd ee taariikhdu ku beegnayd 13 Oct. 2007, wuxuu
maamulka Woqooyi Galbeed ku wareejiyay taliska dhiigya-cabka ah ee Addis
Ababa 7 nin oo shacab ah oo u dhashay dalka Ogaadeenya oo sababo kala
duwan u joogay magaalooyinka Hargaysa iyo Burco. |
| |
|
International News |
|
Ethiopia bill faces
Bush backlash.
The US House of
Representatives has set itself at loggerheads with the Bush
administration by backing a bill that would force Ethiopia, a US
military ally, to improve its record on democracy and human rights or
risk losing substantial aid. |
| |
Ethiopian rebels warn "African genocide" unfolding
in Ogaden
NAIROBI (AFP) — Ethiopian rebels on Thursday urged the world to bring an
end to an army crackdown in the restive Ogaden region, warning that
another "African genocide" is unfolding. |
| |
|
Ethiopia's Ogaden rebels warn of "African
genocide" Thu 13 Sep 2007 - NAIROBI (Reuters) - Rebels
from Ethiopia's troubled Ogaden region said on Thursday an "African
genocide" was unfolding there while a U.N. fact-finding mission had only
visited areas sanctioned by the government. |
| |
|
Ethiopia:
Ogaden Leaders Accuse Govt of 'Genocide'
Leaders of the Ogaden National Liberation Front (OLNF), a rebel group
fighting against the Ethiopian government, have accused the Ethiopian
army of committing crimes "tantamount to genocide." |
| |
|
Rebels say
continuing war crimes in Ogaden, cause civilian displacement.
Thursday 13 September 2007 - Ogaden National Liberation Front (ONLF)
O.N.L.F Statement On Civilian Displacement & Continuing War Crimes In
Ogaden |
| |
|
Ethiopia
chides MSF charity for Ogaden reports. Wed 5 Sep
2007 - ADDIS ABABA, Sept 5 (Reuters) - State authorities in Ethiopia's
Ogaden on Wednesday denied reports by Medecins Sans Frontieres of a
growing humanitarian crisis in the region where government forces and
rebels have been fighting for months. |
| |
Humanitarian crisis hits Ethiopia
· Government accused of blockading rebel region
· Charity says 400,000 are being denied medical aid |
| |
Villages
deserted, burned in Ethiopia's Ogaden -
MSF
Tue 4 Sep 2007, NAIROBI (Reuters) - Villages are burned and deserted,
locals are fleeing to the bush, and basic health needs are going unmet
during conflict in Ethiopia's Ogaden region, an international aid agency
said on Tuesday. |
| |
|
Ethiopia
blocking civilian access to medicine in conflict zone, agency says.
NAIROBI, Kenya: Ethiopian soldiers have chased women and children from
wells in the desert and blocked civilians from getting medical care in
an eastern Ethiopian region where a rebellion is brewing, the aid agency
Medecins Sans Frontieres said Tuesday. AP |
| |
|
Ethiopian
Rebels to Refrain From Attacks.
KHARTOUM, Sudan, Sept. 2 — A powerful rebel group in the Ogaden desert
of Ethiopia has declared a temporary cease-fire to allow a United
Nations fact-finding team to gain access to the war-torn region, a rebel
spokesman said Sunday. By JEFFREY GETTLEMAN New York Times, United
States |
| |
|
Ethiopia
rebels call ceasefire for U.N. mission. NAIROBI,
Sept 2 (Reuters) - Ethiopian rebels announced a ceasefire on Sunday
while a U.N. mission assesses their claims of human rights abuses in the
remote eastern Ogaden region. Reuters |
| |
|
Ethiopia
rebels 'agree UN truce. Rebels in south-eastern
Ethiopia say they will observe a ceasefire for the week-long visit of a
UN delegation.The team is probing rights violations and humanitarian
issues in the conflict between troops and the Ogaden National Liberation
Front in the Somali region. BBCNEWS |
| |
|
Ethiopia
'blocking MSF in Ogaden.
International aid agency Medecins Sans
Frontiers has accused Ethiopia of denying it access to the country's
eastern Ogaden region. BBCNEWS |
| |
|
Ethiopian
Rebels Declare Cease-Fire.
NAIROBI, Kenya (AP) - Rebels in Ethiopia's volatile east declared a
unilateral cease-fire Sunday so the United Nations can investigate their
claims of human rights abuses by the government in the region.
Associated Press Writer |
| |
|
UN Assessing Needs of Civilians in
Ethiopia's Ogaden Region. A United Nations
fact-finding mission is in Ethiopia's restive Ogaden region to assess
the food, water and health needs of civilians caught amid a military
campaign against local separatist rebels. Human rights groups accuse the
government of committing serious human rights violations against the
civilians. VOA |
| |
|
UN delegation in Somalia promised
protection. A UN delegation in Somalia has been
told rebels in south-eastern Ethiopia will observe a ceasefire for the
next week while they are visiting the country. Malaysia Sun |
| |
|